Tuesday, June 18th, 2019
header

Xilka Qaadis Lagu Sameeyay Gud/ Kubada Cagta Ee Jowhar.

Ka Dib muran in badan ka taagnaa Amaro uu soo saaray Gudoomiyihii Xiriirka Kubada Cagta Ee Degmada Jowhar Guuleed Cabdi Guuleed ayaa waxaa amaradaasi kulan Galabta isugu yimid in ka badan 19 Naadi Oo isugu jira Naadiyada Heerka 1Aad iyo kuwa Heerka 2Labaad ee ka dhisan magaalada jowhar.

Kulanka ayaa waxa laga soo Saaray in Guud ahaan ay Xilka ka Qaadeen Gudoomiyahii Xiriirka kubada Cagta Guuleed Cabdi Guuleed ka dib markii sida ay ku Eedeyen ku dhaqmida Go,aano Bur bur u horseedi kara Cayaaraha Kubada Cagta Ee Degmada Jowhar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *