Friday, July 19th, 2019
header

Wasaaradda Caafimaadka Oo ka Hadashay Xanuunka Ebola.

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Xanuunka Ebola oo la sheegay in uu ka dilaacay dalka Uganda oo Soomaaliya ay ka jooggaan Ciidamo fara badan.

Wasaaradda Caafimaadka Ee Xukuumada Soomaaliya ayaa bulshadda u xaqiijisay in aysan jirin hadda Khatar ka taagan Soomaaliya oo ku saabsan Xanuunka Ebola, waxaana sidoo kale ay sheegtay dowlada in heegan Sare ay galisay Shaqaallaha wasaarada Caafimaadka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *