Thursday, July 18th, 2019
header

Guddi loo magacaabay dadkii lagu dilay Gaalkacyo.

Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi laga soo xulay galaha shacabka, kuwaasi oo qiimeyn kusoo sameyn doona dadkii dhawaan lagu dilay magaalooyinka  gaalkacyo iyo Dhuusamareeb.

Guddigaan oo ka kooban 13 Xildhibaan ayaa howlaha loo idmaday ee xaqiiqo raadinta bilaabaya in ay ogaadaan waxa sababay dadkaasi oo intooda badan ka soo jeeday deegaanda dowlad goboleedyada HirShabelle iyo  Maamulka Koonfur Galbeed Ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *