Wednesday, August 21st, 2019
header

Dhageyso:- Qorshe Cusub Oo Lagu Dilayo Xayawaanka Doonfaarka..

Xili ay Jirto in xaalad aad u daran oo dhanka Xayawaanka Doonfaarka ah ay dareemayaan Beeraleyda in Dhibaato uu ku haayo Beeraha kala duwan ee ay Dalagyada ku Beerteen Beeraleyda Gobolka Shabelaha dhexe ayaa waxa hada soo Ifbaxay Qorshe howlgal Cusub oo ay hogaaminayaan Rag u badan Ugaarsato la dagaalamaya Xayawaanka Doofaarka iyo Daanyeerka oo ka mid ah Xayawaanada Ka Laaya Beeraleyda Dalagyada ay Beertaan sanad walbo qeyb ka mid ah.

Halkan ka dhageyso wareysi aan arintaasi kala yeelanay Axmed Tifow Gacal oo ah Gudoomiyaha Tuulada Koongo oo ka mid ah Deegaanada Hoos taga jowhar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *