Tuesday, June 18th, 2019
header

Dhageyso Dood ku Saabsan Joojinta Gudniinka Fircooniga.

Dooda ayaa waxaa soo Qaban qaabiyay Kooxda 9Aad ee Dhalinyarada Al-hidaaya kuwaasi Oo Utababaran Wacyi Gelinta Bulshada Magaalada Jowhar.

waa Koox dhalinyara ah oo ay Hay’adda Tubta Nabada Soomaaliyeed iyo Mac-hadka Nabad iyo Nolol ay Jowhar Tababaro ku saabsan nabada, wacigelinta Maandooriyaha iyo Isdhex Galka Bulshada ay jowhar uga Bilowday Habka ay uwada shaqeyn karaan Bulshada Degaanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *