Tuesday, June 18th, 2019
header

Dhageyso:- Dood ku Saabsan Joojinta Gudniinka Fircooniga.

Dooda ayaa waxaa soo Qaban qaabiyay Kooxda Deegaan ee Dhalinyarada qeybta ka ah Kooxaha ay Tubta Nabada Soomaaliyeed iyo Mac-hadka Nabad iyo Nolol ay Tababarada uga Wado Magaalada Jowhar.

Dhageyso Dooda oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad 10 Qof oo ka mid ah Bulshada Magaalada Jowhar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *