Tuesday, June 18th, 2019
header

Dhageyso:- Beeraley Baaq Udiray DFS,Hirshabelle & Hay,adaha Samafalka..

Ka dib Xiriiraad ay la soo sameeyen Idaacada Asal Qaar ka mid ah Culimaaudinka iyo Waxgaradka Degan Deegaanada Waqooyi Bari Uga Beegan Magaalada Jowhar, aya waxay Cabasho daran ka muujiyeen Xaaladaha Fatahaad ee ka dhashay Roobka Mahiiganka ah ee ka Da,aya Gobolada Dalka Soomaaliya.

Macalin Cabdulaahi Faarax iyo Nabadoon Cumar Maxamuud Ibraahim oo ka mid ah Bulshada ka soo jeeda deegaanada waqooyi bari ayaa waxay sheegen in cudurka duumada uu ka jiro deegaanada Fatahaadaha Roobka ay saameynta ku yeelatay una Baahan yihiin Gurmad Teendho iyo Cuno.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Xaalada dhabta ah ee ka jirta Nawaaxiga Jowhar. 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *